Skool Profile

Midnimo AI Automation

Rising Fast

Baro Garaad Gacmeed AI Sidaad ugu isticmaali laheyd Ganacsigaada. Baro Sameynta Xayeesinta Muuqalada Ganacsigaada & Waxbarashadaada.

Midnimo AI Automation
๐Ÿ“Š 717d +130d +3
Slug: midnimo-ai-automation-7078 Last crawled: 2026-06-27 08:40:02.921188 UTC Short URL: https://www.skoo.li/midnimo-ai-automation-7078
6Member
0Online
1Admin
๐Ÿ‘ 0 ๐Ÿ˜Ž 0 ๐Ÿ”ฅ 0 ๐Ÿ‘ 0
Tentang

๐ŸŽฏ 50 ARDAY UGU HOREEYO WAA FREE KADIBNA WAA $9 ๐Ÿฅธ

๐ŸŽฏ FIRST 50 STUDENTS IS FREE; AFTER THAT $9 ๐Ÿฅธ

๐Ÿ‘‹ Midnimo AI Automation waa Skool loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan xirfad shaqo ama freelancing.

๐Ÿ—“๏ธ 1 saac oo Free todobaad walba, Q&A ku saab san casharada iyo waxaad u baahato

๐Ÿ‘‹Uma baahnid in aad aqoon hore u leedahay AI Automation ama coding

๐Ÿค– Sida AI Automation loogu isticmaalo shaqo iyo ganacsi

๐ŸŽฌ Sameynta Muuqaalada & Sawirada Socail Media (UGC) & Ganacsigaada

๐Ÿ—บ๏ธ AI Automation n8n - Si wax walba aad uga dhigto Otomatik

๐ŸŒWeb Design iyo Advanced Facebook/Meta AI Marketing

๐Ÿ‘‰Iโ€™m Dahir, founder of Midnimo AI Automation Agency.

Waxaan kula a wadaagayaa aqoontayda iyo qabaabkii aan u caawiyay ardayda & ganacsatada.

๐ŸŽ Inside the Community, Youโ€™ll Get:

โœ… Claude Code Skills that actually work

โœ… n8n automation templates that actually work

โœ… 24/7 tech support for your AI projects. I personally help you succeed.

And MUCH MORE...See you inside.

Discussion

Komentar

Komentar

Catatan member

Masuk dulu sebelum ikut diskusi di listing ini.

Belum ada komentar. Jadilah member pertama yang meninggalkan catatan.