Perfil de Skool
Midnimo AI Automation
Baro Garaad Gacmeed AI Sidaad ugu isticmaali laheyd Ganacsigaada. Baro Sameynta Xayeesinta Muuqalada Ganacsigaada & Waxbarashadaada.
🎯 50 ARDAY UGU HOREEYO WAA FREE KADIBNA WAA $9 🥸
🎯 FIRST 50 STUDENTS IS FREE; AFTER THAT $9 🥸
👋 Midnimo AI Automation waa Skool loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan xirfad shaqo ama freelancing.
🗓️ 1 saac oo Free todobaad walba, Q&A ku saab san casharada iyo waxaad u baahato
👋Uma baahnid in aad aqoon hore u leedahay AI Automation ama coding
🤖 Sida AI Automation loogu isticmaalo shaqo iyo ganacsi
🎬 Sameynta Muuqaalada & Sawirada Socail Media (UGC) & Ganacsigaada
🗺️ AI Automation n8n - Si wax walba aad uga dhigto Otomatik
🌐Web Design iyo Advanced Facebook/Meta AI Marketing
👉I’m Dahir, founder of Midnimo AI Automation Agency.
Waxaan kula a wadaagayaa aqoontayda iyo qabaabkii aan u caawiyay ardayda & ganacsatada.
🎁 Inside the Community, You’ll Get:
✅ Claude Code Skills that actually work
✅ n8n automation templates that actually work
✅ 24/7 tech support for your AI projects. I personally help you succeed.
And MUCH MORE...See you inside.
Comentarios
Notas de miembros
Inicia sesión primero para unirte a la conversación sobre este listing.