Skool 资料页

Askarifitness

新晋

Ku soo biir barnaamijkan si aad u hesho qorshayaal cunto iyo tababar si aad murqo u dhisto. Waxa kale oo aan ku soo dari doonaa barnaamijyo cusub!

Askarifitness
发现分数: 20
标识: askarifitness-5906 最近抓取: 2026-04-16 11:20:56.058217 UTC 评分: 0 价格: Free 短链接: https://www.skoo.li/askarifitness-5906
5成员
0在线
1管理员
简介

Waxaan dhiseynaa bulshada jimicsiga ugu weyn Soomaalida, diyaar ayaan u nahay inaan guuleysano. Waxad ku dhex jirtaa dad raba inay naftooda hagaajiyaan, kuwaas oo ka go'an horumarinta naftooda.

Inta kuwa kale ay daawanayaan FIFA, annagu waxaan joognaa halkan oo tababarayno, xoog iyo maal ku yeelanayno. Annagu ma nihin oo kaliya jimicsiga jirka, waxaan nahay kobcinta dhammaan dhinacyada nolosheena.

Dhawaan, waxaan bilaabi doonaa koorsada ganacsiga oo ku saabsan sida lacagta online-ka looga sameeyo.Waxaan dhisi doonaa xoog, maal, iyo guul. Ku soo biir barnaamijkaan isbedelka leh.

Waxaan sidoo kale leenahay barnaamijyo gaar ah oo lagu jaro baruurta iyo lagu kordhiyo testosteronka(ragnimada) oo soo socda dhawaan.

Qorshayaal cunto oo loogu talagalay kuwa doonaya inay murqo dhistaan

Barnaamij tababar loogu talagalay dadka caatada ah si ay murqo u dhistaan

Iyo waxyaabo kale oo qiimo badan

讨论

评论

评论

成员笔记

请先登录,再加入这个 listing 的讨论。

还没有评论。成为第一个留下笔记的成员吧。