Skool 资料页

Academy Soma Design&Marketing

隐藏宝藏新晋

This is where serious learning happens. Inside, you’ll get practical lessons on AI, graphic design, branding, web design, and social media management.

Academy Soma Design&Marketing
发现分数: 447天增长: +2 (7.4%)30天增长: +6 (26.1%)
标识: academy-soma-designmarketing-6361 最近抓取: 2026-04-18 02:02:01.514974 UTC 评分: 0 价格: $39.00/month 短链接: https://www.skoo.li/academy-soma-designmarketing-6361
29成员
0在线
1管理员
简介

🎓 Creative Academy

by Soma Design & Marketing

$39 / bishii

Creative Academy waa School oo loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan xirfad creative ah oo shaqo ama freelancing ay ku bilaban.

Waa meel si joogto ah uu baranayso, kuna horumarinayso xirfaddaada.

Waxa aad ka helayso gudaha

Web Design iyo Advanced AI Marketing courses waa soo socda 🔜

👤 Yaay Creative Academy ku haboon tahay?

🚫 Yaa uusan ku habboonayn?

Creative Academy ma aha:

🎨 Graphic Design & Branding (practical, client-ready)

📁 Portfolio dhisid iyo sida loo muujiyo shaqadaada

🤖 Sida AI loogu isticmaalo shaqo iyo ganacsi(oo ay ku jirto Cawiyee AI)

💼 Faham freelancing: pricing, proposals, iyo client communication

🗺️ Roadmap cad: barasho → xirfad → portfolio → helitaan fursado

Qof raba xirfad dhab ah

Qof doonaya shaqo ama freelancing

Qof diyaar u ah inuu wax barto oo shaqo geliyo

Qof raba hagid iyo feedback, ma aha kaliya videos

Qof raadinaya lacag degdeg ah

Qof aan rabin inuu shaqeeyo ama wax dhiso

Qof kaliya raba “in u daawado” course

讨论

评论

评论

成员笔记

请先登录,再加入这个 listing 的讨论。

还没有评论。成为第一个留下笔记的成员吧。