Skool Profile
Soma Design&Marketing Academy
New
A group for Somali Creatives, Freelancers and Entrepreneurs, with focus on Ai in design and marketing. Ai is the future and that would be the focus.
Skor discovery: 41
1,300Member
0Online
1Admin
Ku Soo Dhawoow Skool Community-ga Soma Design & Marketing Academy.
Community-gan waa bilaash
Waxaad kaliya bixinaysaa marka aad rabto koorso gaar ah.
Halkan waxaan idinla wadaagi doonaa:•
Xoogta AI –
Marketing
Design & creativity –
📍 Live-yada ugu badan waxay ka dhici doonaan Skool, ka badan social media.
📍 Kahor inta aanan ku darin koorsooyin cusub, waxaan rabaa inaan idin dhageysto oo fahmo baahiyihiinna.
📍 Community-gan wuxuu u yahay qof kasta oo xiiseynaya AI, Design, iyo Marketing.
OGOOW MAHA KOORSO, WA COMMUNITY daad isku waax Xisaynaya OO WIXI KA SHEEKAYSANAYA.
Discussion
Komentar
Belum ada komentar. Jadilah member pertama yang meninggalkan catatan.