GERSOM
GERSOM wa urur loogu talagalay soomalida xiiseeniya barashada af-Jarmalka.
๐ Halkan taabo si aad is-diiwaangeliso ๐
https://copecart.com/products/b66b491f/checkout
Ku soo dhawoow GERSOM, gruub loogu talagalay soomalida Jarmalka ku nool iyo kuwa xiiseeniya barashada af-Jarmalka.
Halkan waxaad ka heli doontaa:
โ Casharro luqada Jarmalka muuqaal a Alphabet, A1 ila B1
โ Kulamo toos a (Live a) oo aad ku weydiin karto suโaalaahaga
๐ฒ Taageero (WhatsApp Support)
Haddii aad dhib ku qabto diiwaangelinta, bixinta lacagta, ama gelitaanka koorsada,
waxaad nagala soo xiriiri kartaa WhatsApp-kan:
๐ +49 163 5079723
Hadafkeennu waa mid cad:
๐ฅ Inaan si wadajir a u baranno af-Jarmalka iyo inaan is tageerno.
โจGERSOM ku biir!โจ
Impressum: https://puzzle-rutabaga-56b.notion.site/Impressum-Datenschutz-2e1ae9661bbf80169f1fcc3b8a2b96d3?source=copy_link